(Sawirro) Rooble oo la dardaarmay Xildhibaanada dooran ee Gobolada Woqooyi

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa casho sharaf u sameeyay Xildhibaannada dhawaan la doortay ee Labada Aqal ee Baarlamanka ku matalaya Gobollada Woqooyi ee Somaliland. Rooble ayaa ku bogaadiyey xubnaha reer woqooyiga sida ugu dedaaleen xalinta khilaafaadkii kala duwanaa ee soo shaac baxayey intii ay doorashadu socotay iyo habkii loo dhameystiray. “Waad … Continue reading (Sawirro) Rooble oo la dardaarmay Xildhibaanada dooran ee Gobolada Woqooyi